Mac
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhadhan wanaagsan oo dhuuni leeyahay. 2. Neef aan caato ahayn, baruur badanna lahayn; lafqab. 3. Dhunkasho (caruureed).
Mac
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-caa, -cayd)1. Wax macaan ahaansho. 2. Cano dhay eh ahaansho. 3. Wax cayilan ahaansho (neef).
Macmal*
Wax uu sameeyey ama soo saaray bini'aadamka halkii ay ku dhici lahaayeen si dabiici ah, gaar ahaan sida nuqul ka mid ah shay dabiici ah.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mac ↴
eber | haaco | waa | gaad | caag | daac | ibriiq | jaamac | jaamacad | kaadidhiig |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg