Macaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm. 2. Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.
Macaan
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg mac². ld macaansho, maci.
Macaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax dhadhan carrabku aad u jeclaysto leh ahaansho (cunto, cabbitan). 2. Qof aad u dabci wanaagsan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macaan ↴
gaad | kaadidhiig | kaadimacaan | kaadimmacaan | olkee | olko | ontorro | oranjo | qaabuuli | xalwad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg