Site icon Qaamuus

ereyga

Macaawino

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l/-naad, m.l/dh)

Kaalmo; taageero. ld macaawinad, mucaawinad, mucaawino.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macaawino

macaawinad | mucaawinad | mucaawino | tagaabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version