Site icon Qaamuus

ereyga

Macallin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno/-immo/-imiin, m.dh)

Nin arday wax bara.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macallin

waa | yeerso | bare | bowso | cashar | fariisin | farsug | macallinnimo | weeye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version