Site icon Qaamuus

ereyga

Macayshad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Cuntada lagama maarmaanka ah ee lagu noolaan karo. ld maceeshad, maciishad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga macayshad

maceeshad | maciishad | maciisho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version