macbilo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ishay, -ilatay)Shay xumaaday si loo isticmaalo dib u hagaagaasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macbilo ↴
macbilasho [m.f.dh]
eeg macbilo. ld macbilad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg