Mad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhagax midab madow leh oo haddii la isku dhufto dab dhala oo buuraleyda laga helo. 2. Jiididda la jiido shaqal af carabi ah marka lagu dhawaaqayo. ld med¹.
Mad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Qof dhagax la dhicid. 2. Shaqal af carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid. ld med².
Laamadood*
Lulmo hurda yar oo aan badnayn inyar seexasho
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Ereygan waa uu ku jiraa qaamuuska, qoraalkiisa ayaa qaldan. \"laammadood\" ayuu u qormaa uguna jiraa qaamnuuska mahadsanid.
Macne Dheeraad ah
Waa "laamaddood" ee raali ahaada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mad ↴
daabac | daabacaad | daabacan | saabbuunmadow | yaadaddo | yaasiinmaddoone | haad-ka-adag | laabbis | baaci | baad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg