Site icon Qaamuus

ereyga

madalhufi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof marin habaabin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madalhufi

madalhufin [m.f.dh]
eeg madalhufi. ld madalhufis.

madalhufis [m.l]
ld madalhufin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version