Madax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)1. Oogada qaybta sare ee nafleyda. 2. Maskax, laab, caqli. 3. Baab. 4. Koox, qayb. 5. Dhool (roob); garab; saylaan. 6. Bayd faal, dhinaca qofka faalka dhigaya soo xiga ma ahee dhinaca kale.
Madax
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Qof meel ama dad u sarreeya; duq waayeel.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madax ↴
haad-ka-adag | baaci | baad | idman | jabhad | jabhad | laaxig | maammule | naa'ib | naakhuude |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg