madax-adaygid
(m.f.dh)eeg madax-adayg².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madax-adaygid ↴
cinaad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Diidmo luggooyo ku jirto cid kula kicid. 2. (f.mg) Runta ka madax-adaygid. ld canaad².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg