Site icon Qaamuus

ereyga

madax-adhaxley
(m.dh)

(c.nafl.) Faylam hoosaad ka tirsan adhaxleyda oo xubnaha ka tirsan oo dhani ay yaryaryihiin, dirxiga ayey u egyihiin, waana xayawaan biyood ku nool ciidda. Astaamahooda waxa ka mid ah a) Maskax ma leh, b) qalfoof lafeed ma leh. Tusaale: amfiyooksas. ld madax-araxley.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madax-adhaxley

madax-araxley [m.dh]
ld madax-adhaxley.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version