Madaxbannaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Hay'ad iwm oo danahooda u xor ah ahaansho. 2. Haweeney aan nin lahayn ahaansho. 3. Dawlad calan leh oo xor ah ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madaxbannaan ↴
jabhad | jabhad | ammooniya | doorsoome-madaxbannaan | federaali | gobannimo | isle'eg-xigsiineed | madaxbannaanaan | madaxbannaanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg