Site icon Qaamuus

ereyga

madaxtusid
(m.f.dh)

eeg madaxtus². ld madaxtus¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaxtusid

madaxtus [m.l]
1. Tegidda la tago meel hawl laga hayo iyadoo aan la doonayn in laga qayb qaato. 2. Kormeer aan toos ahayn oo cid hawl haysa lagu sameeyo. ld madaxtusid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version