Site icon Qaamuus

ereyga

madaxwareer
(m.l)

ld madax-xanuun.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaxwareer

adaddaah [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
1. Madaxwareer yar. 2. Jirro muddo lala jiifey si tartiib ah uga bogsasho.

madax-xanuun [m.l]
(daaw.) Xanuun madaxa ku dhaca; madax-wareer. ld madaxwareer.

wallac [m.l]
Xanuun ka dhaca dumarka uurka cusub leh; waxaana lagu yaqaan: madaxwareer, candhuufo badni, mantag iyo ninka qaba oo ay jamato ama ay nacdo.

wareer [m.l]
Madax-xanuun; madaxwareer.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version