madbacad
(m.dh) (-do, m.l)Meel dhisan oo ay yaalliin mashino waaweyn oo wax lagu daabaco. ld madbaco.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madbacad ↴
daabac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -bici)
1. Xarar ku qurxin dhar iyadoo la adeegsanayo dun midabyo leh ama rinjii. 2. Qoraallo madbacadayn.
daabacaad [m.dh]
daabacaad m.dh 1. Gelinta qoraal madbacad la geliyo.
2. Qoraal inta hal mar la daabaco. ld daabicid. daabicid
daabacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
1. Maro, wax dabac lagu qurxiyay ahaansho. 2. Qoraal, wax la madbacadeeyay ahaansho.
madbaco [m.dh]
ld madbacad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg