maddaad
(m.dh)1. Khad; dawaad. 2. Awrta waaweyn siiba kuwa qooqan madowga ay ku yeeshaan qadaadka. ld middaad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maddaad ↴
biyammaddaadshe [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-shayaal, m.l/dh)
B. ah: rati hayin ah oo carruurta iyo maqasha la saaro marka la guuro.
middaad [m.dh]
ld maddaad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg