Madhaafaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Heerka wax ugu sarreeya oo ayan moodi karin. 2. Wax qiimo iyo qaayo badan leh. 3. Arrin iwm oo xallinteedu qasabtahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madhaafaan ↴
yool | xaraash |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg