madhaleys
(m.l)ld madhale.
madhaleys
(m.dh)ld madhasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madhaleys ↴
madhale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Nin aan naag rimin karin. ld madhaleys¹.
madhalennimo [m.dh]
(daaw.) Awoodid la'aan ilmo dhalidda oo ka timaadda ama bacrin la'an ama qof dhali karey oo qalliin lagu sameeyey oo si ula kac ah ama aan ula kac ahayn wax u gaareen mid ka tirsan xubnaha taranka. ld madhaleysnimo.
madhaleysnimo [m.dh]
ld madhalennimo.
madhasho [m.dh] (-ooyin, m.l)
Naag aan rimi karin. ld madhaleys².
tarantirid [m.dh]
(daaw.) Qalliin ama hab hawleed kale oo loola qasdiyo in uu keeno madhaleysnimo qof lab ama dhedig ah.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg