Site icon Qaamuus

ereyga

madhaleysnimo
(m.dh)

ld madhalennimo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madhaleysnimo

madhalennimo [m.dh]
(daaw.) Awoodid la'aan ilmo dhalidda oo ka timaadda ama bacrin la'an ama qof dhali karey oo qalliin lagu sameeyey oo si ula kac ah ama aan ula kac ahayn wax u gaareen mid ka tirsan xubnaha taranka. ld madhaleysnimo.

tarantirid [m.dh]
(daaw.) Qalliin ama hab hawleed kale oo loola qasdiyo in uu keeno madhaleysnimo qof lab ama dhedig ah.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version