Site icon Qaamuus

ereyga

madhinte
(m.l) (-tayaal, m.l/dh)

1. (dii.) Eebbe, Ilaah. 2. (dii.) Aan dhiman.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madhinte

eebbe [m.l]
Sarreeyaha awoodda leh oo wax kasta abuura oo weligiis jirey, jirina doona; Ilaah; Rabbi; Guulle; waaq; madhinte; weyne. ilaah, rabbi, guulle, waaq, madhinte, weyne

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version