Madhoodhee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-dheeyay, -dheysay)Wax tiradooda ama tayadooda buunbuunin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madhoodhee ↴
madhoodheyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg