madi
(m.l) (-iyo, m.dh)Nin aan lahayn walaalo rag ah.
madi
(m.dh) (-iyo, m.l)1. Gabar aan lahayn walaalo. 2. Neef xoolo ah oo caano badan leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madi ↴
umaamadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg umaamad. ld amaamudid.
ansaar [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Muslinkii hore oo reer Madiina oo Nebi Maxamed (nnk) iyo Muhaajiriintii soo dhoweeyey oo taageerada weyn u fidiyay.
biyo [m.l.w]
(kiim.) (H2O) Hoor midablaawe ah oo ku barafooba 0°C kuna uu biyooba 100°C marka cadaadisku yahay ka atmosfeerka. auumiga biyuhu wuxuu ka koobanyahay molikuyullo HO ah madi (kelikeli) ah. Biyuhu hoor ahaan, waa milaha ciriflaha ah ee ugu awood badan. Tan waxa ugu wacan sarraynta madoorsoomaheeda labdanab.
boy [m.l]
(booyaad, m.l/booyaal, m.l/dh) Adeege, madiidin.
calaamadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax calaamo u yeelid. ld calamadee, calaamee.
calaamadin [m.f.dh]
eeg calaamadi. ld calaamadayn, calaamayn.
dalawi [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
D. ah: neef geel ah oo caana badan; madi.
gamaamadid [m.f.dh]
eeg gamaamad². ld gamaamad¹, gamaamamud¹, gamaa- mudi.
laxaamadid [m.f.dh]
eeg laxaamad².
madaa'iix [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg madiix¹.