madli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Cid ballamin. 2. Arrin iwm fulinteeda dib u dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madli ↴
madlid [m.f.dh]
eeg madal².
madlin [m.f.dh]
eeg madli.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg