madoobow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-baaday, -baatay)1. Wax midib madow leh noqosho. 2. Uurkutaallo darteed midab madow yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madoobow ↴
gibilmadoobow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baaday, -baatay)
Wax gibilmadoobaad ku dhacay noqosh.
madoobaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg madoobow. ld madoobaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg