Madoorsoome
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)1. (xis.) nambar aan isbeddelin. 2. (fiis.) xiriirka ka dhexeeya laba xaddi ama ka badan tiro go'an oo aan isbeddelin ka soo baxdo isu qaybintooda ama isku dhufashadooda (X=c=4=4x2) b 2 2x2.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madoorsoome ↴
aragti-haraa | baraamitir | dareerin-joometeri | fansaar-jibbaar | isku-heerkul | isle'eg-saabley | isle'egta-socodka | istraatosfeer | jeedshe | karaar-cufisjiidad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg