Site icon Qaamuus

ereyga

madoorsoome-neef
(m.l) (-mayaal ..., m.l/dh)

(fiis.) Madoorsoomaha ku jira isle'egta neefta caalamiga ah (eeg heerarka neefta). Waxa uu leeyahay qiimaha 8.31434 JK -1 mol -1.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madoorsoome-neef

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version