Site icon Qaamuus

ereyga

magaag
(m.l)

1. Jirro dadka ku dhacda oo ka timaaddo nafaqo xoolaad la'aan. 2. M. ah: faras aan la jarabarin. 3. ld magaagid.

magaag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

1. Nafaqo xoolaad la'aan darteed la jirrasho. 2. Iska m.: laf feenasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magaag

magaagid [m.f.dh]
eeg magaag². ld magaag¹ (3).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version