Magaalo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Meel dad badani wada degganyahay oo leh guryo badan, waddooyin, dukaamo, dugsiyo, isbitaallo iwm; beled.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magaalo ↴
xaafad | baaddiye | akrobalus | bandow | beeba | beled | bender | caanateel | caanateel | farasmagaalo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg