Site icon Qaamuus

ereyga

magaay
(m.l)

Jecleysashada uu qof jecleysto cunto aan markaa la hayn. Cali magaaygu wuu ka bi'i lahaa hadduu timir helo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magaay

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version