Magacdheer
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-raa, -rayd)Wax caan ah ahaansho (qof ama meel).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magacdheer ↴
magacdheeraan | magacdheeraansho | magacdheeri | magacdheerow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg