Site icon Qaamuus

ereyga

Magaggooye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Cayayaan jiraca u eg, kase weyn oo kolkii la cariyo ur aad u qurmuun sii daaya; noole ura. ld magangooye (2).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magaggooye

magangooye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version