Site icon Qaamuus

ereyga

magay
(m.l)

(magay, m.dh) God biyuhu galaan oo ka sameysmaan dhulka caadda ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magay

lamagayaan [m.l]
Rag iyo dumar inta aan meher isu qaban.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version