Site icon Qaamuus

ereyga

Maggow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Marka ibaha candhada xoolaha caanuhu ku soo istaagaan. 2. ld maggaabid.

Maggow

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gaabay,-bowday; -gaabi)

Hoore aad u cantuugid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maggow

maggaabid | maggowsad | maggowsasho | maggowsi | maggowsii | maggowsiin | maggowso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version