Site icon Qaamuus

ereyga

Magmaag

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Dab si uusan u baqtin dambas ku duugid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magmaag

magmaagan | magmaagasho | magmaagid | magmaagnaan | magmaagnaansho | magmaago | magmagid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version