Site icon Qaamuus

ereyga

Magniisiyam

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mo, m.dh)

(kiim.) Summad Mg. Curiye fudud oo bir ah; curiyaha labaad ee ururka II ee tusaha kalgalka curiyayaasha (biro dhul alkaliin). M. waa curiye muhim u ah warshadaha sababta oo ah waxay xubin weyn ka tahay birdhafyada fudud (marka lagu daro aluumiiniyam iyo sink).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magniisiyam

biro-dhuleed-alkaliin | biyo-fududayn | didib | dolmayt |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version