Mahabe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)1. Weel aan biyaha ka dusaynin. 2. Ciid aan si fudud biyaha u dhuuqayn.
Mahabe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(jool.) Dhadhaabaha aan shirqadaha lahayn oo aan biyaha gudbin: tusaale ahaan dhadhaabahaasi biyaha roobka uma oggolaanayaan inay dhex galaan oo ay ka dusaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mahabe ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg