Mahadnaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ereyo xushmad iyo qaddarin loo jeediyo cid samafashay. 2. ld mahadniqid.
Mahadnaq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday; -niqi/naaqi)U/ku m.: cid samafashay ereyo xushmad iyo qaddarin leh u jeedin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mahadnaq ↴
alxamdulillayso | mahadceli | mahadnaqid | mahadniqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg