Mahadsanid
Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:Erey qofkii wax wanaagsan sameeya lagu yiraahdo, isaguna uu kolkaas yiraahdo: “Adaa mudan!”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mahadsanid ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg