Site icon Qaamuus

ereyga

Mahrajaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Bannaanbax weyn oo lagu soo bandhigo cayaaro dhaqanno, sawirro iwm. 2. Magac xiddig.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mahrajaan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version