Majabe
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Nagaar aan qodax lahayn oo dusha xaad ku leh; wuxuu leeyahay caleemo yaryar, dhirta dawadana waa ka mid. 2. M. ah: aan jabin; aad u adag.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga majabe ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg