Site icon Qaamuus

ereyga

majagoror
(m.l)

ld manjagororid.

majagoror
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

ld manjagoror².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh majagoror

majagorori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld manjagorori.

majagororid [m.dh]
ld manjagororid.

majagororin [m.dh]
ld manjagorin.

majagororsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld manjagororsan.

majagororsanaan [m.dh]
ld manjagororsanaan.

majagororsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld manjagororsanaan.

manjagoror [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Taagnaan badan darteed ku daalid. ld majagoror², mijagoror², minjagoror².

manjagorori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Lugo ka daalin. ld majagorori, mijagoriri, minjagorori.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version