Site icon Qaamuus

ereyga

Majiire-qorraxeed durugsan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yaal ..., m.l/dh)

(c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere marka loo eego qorraxda. Marka uu dhulka ugu fogyahay wuxuu qorraxda u jiraa 94.5 milyan oo mayl.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga majiire-qorraxeed durugsan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version