majiiro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)Calool xanuun dartii la rogrogmasho. Tus. “Caloosha baa i majiiranaysa”.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh majiiro ↴
majiirasho [m.f.dh]
eeg majiiro. ld majiirad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg