Site icon Qaamuus

ereyga

Majin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xanuun cunaha ku dhaca oo qof liqitaanka ku dhiba cunahana barariya mararka qaarkood. ld majinow, majimow.

Majin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-jamo/-jo/-anjo, m.l)

1. Xubin ka mid ah addimada xoolaha oo u dhexeysa jilibka iyo qoobka. 2. Xirmooyin yaryar oo loo qeybshay marduuf qaad ah middood. 3. Xiddig naafaha ka mid ah oo u dhexeysa afqaysta iyo koxdinta. ld mijin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga majin

dhuuntow | koxdin | majimow | majinow | mijin | nadalo | qun | shansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version