Majlis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo/-jaalis, m.dh)1. Meel fadhi wanaagsan leh oo la iskugu yimaado. 2. Shir wax lagu go'aaniyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga majlis ↴
mijilis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg