Site icon Qaamuus

ereyga

Makaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Qoryo ama tiirar afka laga saaro ceelasha, si ay u sahlanaato shubiddooda; xakab.

Makaab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Ceel makaab afka ka saarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga makaab

xakab | karkaar | makaaban | makaabi | makaabid | makaabin | makaabis | makaabnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version