Site icon Qaamuus

ereyga

Malaace

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cayaal, m.l/dh)

(bot.) Mid ka mid ah qaybaha ubaxa. Malaacayaasha waxa loo qaatay in ay yihiin caleemo horumaray oo leh dhismo sahlan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malaace


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version