malaakhad
(m.l) (-dyo, m.dh)Ul yar, dheer oo madax ballaaran leh oo soorto marka la karinaayo lagu walaaqo; irbe.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh malaakhad ↴
malaakhadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Soor malaakh ku walaaqid.
malaakhadin [m.f.dh]
eeg malaakhadi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg