Malaas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Salaaxidda dhoobo, shamiito, nuurad iwm ee derbi lagu sameeynayo la salaaxo.
Malaas
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhoobo gaar ah oo madaxa la marsado si ay tiinta u caseeyso; xaraar; tarro. 2. Tin aad u jilicsan.
Malaas
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Wax, wax kale sida dhoobo iwm si wanaagsan ugu dhoobid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malaas ↴
baabillooma | xab | darro | fooc-lalmada | malaasan | malaasan | malaaseysasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg