malaasid
(m.f.dh)eeg malaas³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh malaasid ↴
mari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Xarig xooggan soohid. 2. Wadaan ceel biyo uga dhurid. 3. Dufan ama midab wax ku malaasid. 4. U m.: qof wax u akhriyid. 5. U m.: gabay cid u tirsin. 6. Cid rasaas ku layn. 7. Wax goob ku socodsiin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg